Isticmaal HelloCash App oo Si Fudud Maaree Koontadaada HelloCash

Waxaa Ku Jira Dhamaan Adeegyada HelloCash.

Tusmooyinka Muhiimka Ah

Version 1.01 (19.04.2017)

  • Waxaad Ku Isticmaali Kartaa Koontooyinka HelloCash Ee Bangiga Wegagen, Bangiga Iskaashatada Oromada, Bangiga Caalamiga Ee Lion Iyo Hay'ada Lacagaha Yar-yar Ee Soomaalida.

  • Wuxuu Kuu Shaqaynayaa Internet (Khad) La'aan.

  • Iibso kaar

  • Lacag Dirid

  • Biil Bixinta

  • Lacag La Bixid

  • Hubi Hadhaagaaga

  • Maamulidda Koontadaada